(Daawo Sawirro) Ciidamada Midowga Yurub oo tababar casri ah u soo xiray Saraakiil ka tirsan Xooga dalka Somalia

Saraakiil ka tirsan ciidanka ciidanka XDS ayaa maanta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho. Abaanduulaha Taakuleynta Taliska  Ciidanka xoogga dalka Soomaalieed S/Guuto Bile Maxamed Aadan iyo Abaanduullaha Qeybta 12ka Apriil ahna Madaxa howlgelinta qeybtaas S/Guuto Max’uud Macalin Koronto, ayaa soo xiray tababarkan oo la siiyey Saraakiil  ka tirsan Qeybta 12ka April ee ciidanka XDS Waxaa … Continue reading (Daawo Sawirro) Ciidamada Midowga Yurub oo tababar casri ah u soo xiray Saraakiil ka tirsan Xooga dalka Somalia